Wariyaal iyo askar ilaalo u aheyd Axmed Madoobe oo kamid noqday Baarlamaanka Jubbaland

Guddiga doorashooyinka maamulka Jubbaland ayaa xalay magaalada Kismaayo uga dhawaaqay liiska Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jubbaland, waxaana liiskan ku jira xubno aad ugu dhaw dhaw Mid kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha. Inta badan Xildhibaanada lasoo xulay ayaa la sheegay in ay u badan yihiin xubno aad ugu dhaw dhaw Madaxweynaha Jubbaland iyo sidoo … Continue reading Wariyaal iyo askar ilaalo u aheyd Axmed Madoobe oo kamid noqday Baarlamaanka Jubbaland